Maamulka Somaliland oo qaaday talaabo kale oo ka dhan ah Idaacada BBC-da

Maamulka Somaliland ayaa hawada ka saaray Idaacad FM ah oo ku la howlgaleysay magaalada Hargeysa, taasoo laga siideyn jiray barnaamijyada iyo wararka idaacada BBC-da. Warqad ka soo baxday Wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa la gaarsiiyey shaqaalaha FM-ta ay laheyd BBC-da taasoo  lagu amray shaqaalaha xaruntaas iney idaacada hawada ka saaraan. Talaabadan ayaa daba socota go’aan shalay … Continue reading Maamulka Somaliland oo qaaday talaabo kale oo ka dhan ah Idaacada BBC-da